Barnaamijka Is-horumarinta School of Doers Mentorship
Waqtiyada:
- 7.12.2024 Saacadda 17:00 – 22:00 (Waqtiga Finland)
- 14.12.2024 Saacadda 19:00 – 21:00 (Waqtiga Finland)
Waxyaabaha uu Barnaamijku Ka Kooban Yahay:
- 2 saacadood: Khudbad ee jeedineyso Fadumo Ali
- 1 saac: Wada-hadal furan oo dhexmara ka-qaybgalayaasha
Faa’iidooyinka Barnaamijka:
- Ka mid noqo bulsho dhiirrigelinaysa oo ku taageeraysa is-horumarintaada iyo guushaada.
- Waxaad la wareegi kartaa noloshaada oo aad u jihayn kartaa guul, xitaa dhanka dhaqaale ahaan.
Waxaad U Baahan Tahay:
- Soo degso app:ka Telegram si aad uga qaybgasho!
Ka-qaybgalayaashu waxay heli doonaan fursad ay ku kobciyaan aqoontooda, ku baran karaan xeeladaha is-horumarinta, iyo inay noqdaan qayb ka mid ah bulsho dhiirrigelinaysa.
Hadda iska diiwaan geli!